Afkeenna ku ciyaar, hiddeheenna ku barbaar!

Buugaag iyo agab waxbarasho oo carruurta ku baraya afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Soo fiiri alaabta
GACMO WADAJIRSAFARKII AYEEYO

Dalabyada buugaagta

Iibso 2 buug, kan 3aad 25% qiimo-dhimis ku hel25% DHIMIS
Iibso 3 buug, kan 4aad 75% qiimo-dhimis ku hel75% DHIMIS
CusubGACMO WADAJIR

Sheeko carruureed xiiso leh oo baraysa qiimaha saaxiibtinimada, wadajirka iyo is-caawinta. Waxay carruurta ku dhiirrigelisaa inay wax wada qabsadaan, is ixtiraamaan oo ay deegaankooda daryeelaan.

1
Faahfaahin dheeraad ah
Qaybaha Alaabta

Ka dooro qaybta aad rabto

Kusoo dhawoow Hido Kaaba! Kaarar fudud, buugaag sheekooyin xiiso leh, iyo jadwallo dhiirrigeliya carruurta.

Gaarsiin degdeg ah

Waxaa lagu keenayaa 2–6 maalmood gudahood.

Qalab khaas ah

Kaarar iyo jadwal ku habboon ilmahaaga marka aad dalbato.

Soocelin fudud

Soocelin iyo lacag-celin degdeg ah.

Ujeedkeenna

Ku raaxayso barbaarinta, una raaxee carruurta caruurnimadooda.

Hido Kaaba wuxuu kuu fududeynayaa barbaarinta carruurta, isagoo isku daraya barashada Af-Soomaaliga, sheekooyin xiiso leh, jadwallo maalinle ah iyo agab waxbarasho oo tayo sare leh.

01

Barashada Af-Soomaaliga

Kaarar fudud oo carruurta ku dhiirigeliya inay si sahlan oo farxad leh u bartaan erayada asaasiga ah.

02

Dhisidda Caadooyinka

Jadwallo maalinle ah oo carruurta ka caawiya inay nidaamiyaan hurdada, salaadda, iyo howlaha dugsiga.

03

Sheekooyin iyo Dhaqan

Buugaag sheekooyin Soomaaliyeed ah oo xoojiya xiriirka carruurta iyo hidahooda facaweyn.

JIILKA CUSUB

Hidaha maanta baro, aqoonsiga beri dhis.

Waxaan carruurta u fududeynaa barashada af-Soomaaliga, hidaha iyo dhaqanka, annagoo adeegsanayna kaarar waxbarasho, buugaag sheekooyin iyo jadwalo maalinle ah oo xiiso leh.

AF
HIDDO
DHAQAN
Kaarar waxbarasho iyo buugaag caruureed
JIILKA CUSUB